VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabar caalim dhalay - Lyrics

waxaa loo camiran yahay loo soo ciyaar tagay laba caasahqu mideyay jaceylka cadeeyay dadkaa u codeeyay sacabka sacabka shacabkaa u codeeyay waa gabar caalim dhalay amran ana codkaan u huray amran cisi iyo sharaf nin ku caanabaa amran calmaday axmed waa curad caaqil weeyaan hoyo carbisoo abid caasiyeyn waa casiis mahadi uciyaar tuma haloo ciyaar tumo uciyaar tuma haloo ciyaar tumo waxaa loo camiran yahay loo soo ciyaar tagay laba caasahqu mideyay jaceylka cadeeyay dadkaa u codeeyay sacabka sacabka shacabkaa u codeeyay kal iyo laab isu ahada ku midooba noloshoo ku dakeeya dunidoo kalgacalkiinu hakoreyo ha kifaaxo qoskiinu ha ahaado kii waara ubadkiinu kun ha dhafo axmed amran ilaasho axmed amran uroonow laba uurka iska jecel ahada laba kala ahaanayn ahada laba abid kala go ayn ahada ilaahay dartii isu waara waxaa loo camiran yahay loo soo ciyaar tagay laba caasahqu mideyay jaceylka cadeeyay dadkaa u codeeyay sacabka sacabka shacabkaa u codeeyay
Queue is empty
-- / --