VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabdhahayna - Lyrics

gabdhaheena lama gaadho gob weeyaan garaad iyocaqli allaa ku galaday googoday garoowe gaalkacyo garbaharay ilaa gaarisa guri ceel hablaheena gadgaduudna goliseerban galay galba shidanaaa inta ka gudboon maray gobolkeed bari gaari dumar geenyo dhaaftay ha u gafin looma gafe gacanta ka daa cida guursata ha gumaysanado hadaad garanwaydo adoonba u gafin geesigii dhalay gurigeeda u celi gabdhaheena booramiyo burco inta gee salaan iga gee hargeysa caday iskaday dhabakoy aan ka go goin galaan iyo xamar goday waa diiday galbareey waa aqoon gef iyo dalag gurmad weeyiyo guul aan la hurayn guryo aroos waxay gaar u hurteen geel la baxshoo gaaf loo dhigo
Queue is empty
-- / --