VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haye waryaa marax - Lyrics

Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Qaab daro socodkooda Doqoniimo damacooda Qiimo ma leh noloshooda Micno ma leh wakhtigooda Ha la bixin magacooda Ha maqlin hadalkooda Kuligoodba isimada Ii balansha culimada Waan u dhashay garashada Kama helo ciyaalada Lama hadlo doqomada Gabdhahayga xidigaha Ma aragtay garaadada Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Waryaa balanboolo Waxa tahay xoolo Markaad dhahdid lis Gacmahaaga moolo moolo Sidii soono soo xiro doono Hooskan tagtagtaan foodo Markaan soo baxay Waxaad gasahay koomo Dhagtayda dhaq soo gado oomo Shaqadaadu waa feelo Sidii loo falo beero Edeb ma lihide akhlaaq yeelo Laxan la imaw like cabdi heelo Ama sidii sharmo boy shacab yeelo Hadii kale orod iska seexo Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Hal mar aamusa kuligiina Waa amar Because anaa ugu shidan xamar Orod weydii saaxibkayga dalmar Soo baro waxaan ahay Adna baro waxaad tahay Iga baro waxa badan Haku dhicin qool qodan boolo boolo Raabkiyo ereyada Waan u dhasahay ficilada Familkayga dabaqyada Soo dgaweeya boqorada U sacbiya geenyada Ha loo shido misiga Ka daaya eegmada Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax Wey haye waryaa marax Ha ka nixin musigayga ku farax Ama sidii naagaha furo kala qarax Oo waxaad wadaa barax
Queue is empty
-- / --