VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilhaan - Lyrics

asia australi europe america adoo kale kumaan arag ilhaanay waxad udhalatay africa adaa iinool adaan ku nolahay adaa igu filan wana isku ficnhy ifkba ifiya iftiinay waxad udhalatay africa adigaa igu dhex nool ilhan waxaan ahay adaan kugu ahay ilhaan ifkaba adaa ani ileh ilhaan aduun yada adaan kugu jeclahay ilhaan qofkii ku maagaa imaaga hadalkaaga imara nolosha adaa ibara wanaagana ifara ilhaanay farxada adaa ibaday ilhaanay asia australi europe america adoo kale kumaan arag ilhaanay waxad udhalatay africa aragaaga iga badan udgoonay hablo kale ma eego iiroonay amaanta adaa uqalmo ilhaan aduun yada adaan kuu jeclahay shalay maba seexan ilaa xalay qalbigayga adigaa xaday sidaad iiga tagtay fikir baan galay jecelkaaga sidan iigalay ma ogtahay inaan kuu wal walay meel kastaba magacagan waday because la aanta mugdi baan galay asia a.a australi a.a europe a.a america u.un africa yes waxay ku dhalatay africa
Queue is empty
-- / --