VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka calaamadiisa - Lyrics

jecelka calaamadiisa xusuusta cibaaradiisa colaadiyo sheekadiisu dhibtu waa caadadiisa isaga camira waa ciladiisa cad iyo madow waa ceen kiisa kaligaa cabo waa ciilkiisa aqligiyo maamulkiisa xanuunkiyo cimiladiisa waxan ahay caaqilkiisa calool xumo niyad jabkiisa qofkuu dabo ax ceebihiisa calaacalka wey oo hintiisa cuqdadu waa dhimashadiisa qofkuu cuganaya dhankiisa nasiibku waa ciidiisa cawayntiyo qosoladiisa dareenka ciyaarahiisa waaba ciidiisa cimaadu waa dhankiisa waaba ciidiisa haa cimaamadu waa dhankiisa calool xumo niyad jabkiisa qofkuu dabo ax ceebihiisa calaacalka wey oo hintiisa cuqdadu waa dhimashadiisa
Queue is empty
-- / --