VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaali kaali - Lyrics

Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Edebtana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Ka tag gabadha ka leexo Hana taaban korkeeda Boqor keena qabooja Ha qanacdee daaya Ka tag gabadha ka leexo Hana taaban korkeeda Boqor keena qabooja Ha qanacdee daaya Qalbigaaga nadiifka Marka aan arkaaba Qashuucaa Quruxdaada qalanjo Qosolkaaga macaan qaali Qalbigaaga nadiifka Marka aan arkaaba Qashuucaa Quruxdaada qalanjo Qosolkaaga macaan qaali Uu qafiifay qaabkaaga Qaarka saraanba ku qarwaa Waad i qaadee ani i qaabil Qaarka dambe aoftan bal eega Uu qafiifay qaabkaaga Qaarka saraanba ku qarwaa Waad i qaadee ani i qaabil Qaarka dambe aoftan bal eega Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Edebtana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kuli alaabta anaa kaa dhiqi Kirliga shaaxa waa biyeenaa Kor iyo hoos anaa kaa dhisaa Jikadaan kula joogjoogaa Jiifkaagaan kuugu adeegaa Anaa ku kaafin Ku gayni koon kale Kor iyo hoos kaaga xiri dahab badan Koonfur galbeed ilaa ikaakuma Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi Koonfur galbeed ilaa ikaakuma Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi Kuli alaabta anaa kaa dhiqi Kirliga shaaxa waa biyeenaa Kor iyo hoos anaa kaa dhisaa Jikadaan kula joogjoogaa Jiifkaagaan kuugu adeegaa Anaa ku kaafin Ku gayni koon kale Kor iyo hoos kaaga xiri dahab badan Koonfur galbeed ilaa ikaakuma Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi Koonfur galbeed ilaa ikaakuma Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi Jalaataan kuu gadaa Jibsi aa kula cunaa Jasiiraa ku wadaa baby Jawi jacayla kula jilaa Jalaataan kula cunaa Jibsi aa kuu dubaa Jasiiraa ku wadaa baby Jawi jacayla kula jilaa Jab jab ma u cunaa Jukulaato jam ma aadnaa Jaaw jaaw ha i dhihinee jees jees iga daa Jab jab ma u cunaa Jukulaato jam ma aadnaa Jaaw jaaw ha i dhihinee jees jees iga daa Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Edebtana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kaaley kaaley baby Kan naga buri kali ii imaaw Kaftankaagaan jeclahay I kooklkooli kashana i saar Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kadeedkana iga dhaafee Comon cuse me ani ila kifaax Kana waa tu kale Ciyaal xamar ma taqaanaa Xamar arag xamar Waxaan nahay xamar Ciyaal xamar heey heey
Queue is empty
-- / --