VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laga bax laandheere - Lyrics

macalin abshir feero uma shaqeeyo reero laga bax laan dheere waxa yimid maan dheere kuwa kale seero abshir feero soo dhawow mudane soo dhawow soo dhawow dalka ku soodhawow soo dhawow mudane soo dhawow laga bax laandhere waxa yimid maan dheere kuwa kale seero abshir feero soo dhawow mudane soo dhawow soo dhawow dalka ku soo dhawow soo dhawow mudane soo dhawow ma aqaan cidiisa waxan kasa cilmigiisa xikmadiisa waan kahelay xirfadiisa wax qabad kiisa website kabaar taariikh diisa boolo abshir feero dadku waa dadkaaga abshir waa hogaanka ugu shub codkaaga saad ugaadho han kaaga suud dheere ninkan ma ahan uus dheere laga tagi waxan ahay laandheere macalin abshir waa maandheere laga bax laandhere waxa yimid maan dheere kuwa kale seero abshir feero soo dhawow mudane soo dhawow soo dhawow dalka ku soo dhawow soo dhawow mudane soo dhawow ma aqaan cidiisa waxan kasa cilmigiisa xikmadiisa waan kahelay xirfadiisa wax qabad kiisa website kabaar taariikh diisa boolo abshir feero
Queue is empty
-- / --