VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaanaa - Lyrics

Dhaqan keeda Masuulo Malaha suroo masalugo Sida hibo nuuro midab Keeda ma guuro dhiba Uma quuro X2 Mac mac intay maqan Tahay ma mamaqsuudo Mac mac mac ala Macanaa sida suugo X2 Ii dhiib pepsi kuwaan Usheeg waxan ahay Busy ciyaal xamar Waan idiin xiisi Somali baan u messi Messi ciyaal xamar Waan idiin xiisi i love Muqdisho X2 Dhaqan keeda Masuulo Malaha suroo masalugo Sida hibo nuuro midab Keeda ma guuro dhiba Uma quuro X2 Kor aan kuu qaadaa Babe kii kumaga waa Laadaa ada igalee gabar Kalle man gaadaa daba Socodkaga maan ka Daalaa X2 Mac mac intay maqan Tahay ma maqsuudo Mac mac mac ala Macaanaa sida suugo X2 Dhaqan keeda Masuulo Malaha suroo masalugo Sida hibo nuuro midab Keeda ma guuro dhiba Uma quuro X2
Queue is empty
-- / --