VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mafahmin - Lyrics

Hadaan kufo kici maysid bay I dhahaan Kolay niyaday iga dili rabaan Mana yara nacayb ay iiqabaan Naftay iga jarayan haday karan 2x Kaalay horta kumay ani ii qabaan Kalsoonidan qabo madam in karaan Kuwaa naftooda wax uma taraan, e Ma anigay wax iga dhimi karaan 2x Kaalinta 1aad kaligeenba leh kali kali 3x Kaalinta 1aad kaligeenba leh 3x Kuwii na dhibo waan dhibeynaa Kuwii nadhigo waan dhigeynaa Kuwii nawato waan wadeynaa Kuli abaal koodan gudeynaa 2x Maanta magacii waan haynaa Maalna waan ku shaqaynaa Madaxaan kor gaysanaynaa Sankasaan kahadlaynaa 2x Kaalinta 1aad kaligeenba leh kali kali 3x Kaalinta 1aad kaligeenba leh 3x Caadi iska dhiga Waa layaabaa mar hadaan ka kaco fadhiga Meega dhiga waryaa Cadaan marabo nalka gaduud kadhiga B T J X bara Macawuustaa iga dhacday mafahmin Wax weyn mee arkeen mafahmin waa maqlay murankooda mafahmin Dadkan turki miyaa mafahmin Jawiga jabuuti macaan Jeebkiyo kista miyaa mafahmin Kaas wajigiisa ila arag mafahmin cabsi cabsi waaye walahi mafahmin Qoftan qoftii miyaa mafahmin Mise make app Lee waaye Mafahmin Matanaa mucjiso miyaa mafahmin Mise amar alle Lee waaye Mafahmin Madaxweyne xasan sheekh miyaa mafahmin Mise indhaheena Lee waaye mafahmin Farmaajo fiilada maka baxay mafahmin Mise prank Lee waaye mafahmin Heestaan qalad miyaa mafahmin Mise kaftan Lee waaye mafahmin Waan soconeenaa wixii sameen kareeno waan sameenaa Markay naga yaabaan waan nasaneenaa Cidna kama baqno wadka waan sugeenaa Fanka yaa maamuli karo sideena is qariya markad maqashaan codkeena Adeer haku dhumin wadaan wadadeena Maraxoow ciidaan waa wadadeena Cidna kuma dhagi karto cimaamadeena Maxaa ileedihiin sharma waa caankeena Somali goormaa kaftan baranesiin shimee qabiil kabaxeesiin mafahmin mana idin fahmin walahi
Queue is empty
-- / --