VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jiijo - Lyrics

Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo Jaanis lee isii jiijo Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo Joog iyo qurux jamaalka Jirkiyo steelkaaga Markaad xiran tahay xijaabka Nadiifka khafiifka Oo aad soo marto jidka Dhibijiiji kubkaas jileecaa Kama jeesto anigoo u jeeda Mana jiifto dartaa wajeega Adi leen kuu jeedaa oo baby Waana kula joogaa oo baby Waana soo jeedaa Jeedaa oo baby Adi leen kula joogaa oo baby Waana kuu jeedaa oo baby Waana soo jeeda oo baby Oo baby jiijo Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo Jaanis lee isii jiijo Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo Jaanis lee isii jiijo Jeeste jeestee hana u joojinin Gabdhaha jinka ku jeesta jeestee jag jag jag dhibi jag jaga Jeeste jeestee hana u joojinin Gabdhaha jinka ku jeesta jeestee jag jag jag dhibi jag jaga Jacaylkaygiyeey Qof jiraa tahee Ia joog janaay Jismigaygiyeey Joog dheer abaayo Ila jir janaay Jacaylkaygiyeey Qof jiraa tahee Ia joog janaay Jismigaygiyeey Joog dheer abaayo Ila jir janaay Adi leen kuu jeedaa oo baby Waana kula joogaa oo baby Waana soo jeedaa Jeedaa Adi leen kula joogaa oo baby Waana kuu jeedaa oo baby Waana soo jeeda oo baby Oo baby jiijo Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo Jaanis lee isii jiijo Jacaylkaan qabo jiijo Jidkiinaan maraa jiijo Jiliin maahane jiijo
Queue is empty
-- / --