VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muuq bilan - Lyrics

asc simanay subagay xaalku xaalku waa sidee no face isku days waxan usocona gees ges gabarey dhexda xiree jaas is qaboji koob cabitaan jees ani camal u hees musigaaga uyeel bass jas come on bbe fas kuwa kale gas gas goobta qas adaa kuleh bes gabdhaha cali kamin like xawo kiin waxa jogo falastin baar lin kuwo jiro 15 labis kooda waa iftiin kuli good muq bilanaa muunad wacana muqdisho waa murayadeenii masakiin umiciin xamar malab inta kale ka muhiim my minit yow never give up haniyad jabin haka dhicin hana is nicin nacab kaga ha ujabin noloshada kor inta ku neceb ha naxaan waxan gaaray guul no mashquul inaad ka xun tahay wa macquul soo duul karti iska baar kor soo fuul soo barbaar kadib isoo gaar kama helo dadka qaar saxiib ninka naga baar shaatiga iga siib xaga saar muslimku macuna doofaar dhaqan keenu waa gaar waxas waa var bob marley iidaar yow midka xanuunsan midka xanunsan furaha saar ha imoodin madi familkaygu waa wada money somalan kadhashay xaga ii dhig sali qardho hadaa tago geel baa la iiqali gobta guri ceel caanahodan cabi ciidii dahabka cadaadaan somari mahuro hobyo geedaheeda wan calfani nasab loga haray hiiraan baan tagi horaan kuu iri ani waad iga hari bartii hoyaday baydhaban ka dagi ii dhiman bari baaqyaha iga bixi bal xaab kabixi dayr baa igu tiri burcaan somari bashalka badi sharma wuu dami qalbigaaga kabixi muq bilanaa muunad wacana muqdisho waa murayadeenii
Queue is empty
-- / --