Heesta Nac nac - Lyrics
Nac nac nanac
Nooca ugu macaan naag nanac
Mid aana nici karin niini
Hadaa ku waayo xanuuni
La,aantaa madaxaa i xanuuni
Xanuuni madaxa
Nac nac nanac
Nooca ugu macaan naag nanac
Mid aana nici karin niini
Hadaa ku waayo xanuuni
La,aantaa madaxaa i xanuuni
Xanuuni madaxa
Aniga aboow sharmo boy
Adaan ku aaminay eeb
Iga doono ehelkayga waa eeb
Orod hada aad aadayawaa
Aniga aboow sharmo boy
Adaan ku aaminay eeb
Iga doono ehelkayga waa eeb
Orod hada aad aadayawaa
Somali queen gabadhu
Waaba liin
Maaha damiin gabadhu
Waxay baratay diin
Mana laha iin
Inantu waa kiniin
Somali queen gabadhu
Waaba liin
Maaha damiin gabadhu
Waxay baratay diin
Mana laha iin
Inantu waa kiniin
Xaasad yaa namiim
Eebow naga ilaali ilfuul
Ifka adaa sharmo boy
Kaa ilaalsadaa
Dharka abaayo
Waa ku wadhaa
Dhulka xitaa
Waa tirtiraa
Quraacda kari
Qadadana ii daa
Ani iyo adi qolka jiifka jawi
Dharka abaayo
Waa ku wadhaa
Dhulka xitaa
Waa tirtiraa
Quraacda kari
Qadadana ii daa
Ani iyo adi qolka jiifka jawi
Cunugan qabo
Waan u qubaynaa
Caanaha qas soo
Qabo masaasadaa
Aamus yaa baaba aamus
Cunugan qabo
Waan u qubaynaa
Caanaha qas soo
Qabo masaasadaa
See rabtaa aabo
Yaakhi aamus
Labadan kun waa liindhanaan
Kunkan shilin kamsaro caleen
Shantan kun shiin shiid ku keen
Caawa cajiinka anaa ka qasaa
Labadan kun waa liindhanaan
Kunkan shilin kamsaro caleen
Shantan kun shiin shiid ku keen
Caawa cajiinka anaa ka qasaa
Ogow dukaanka beenu rabaa
Ilmaha dacasaa u soo gadaa
Lix dollar ku soo daree
Cawaan dooraa noo dubaa
Ogow dukaanka beenu rabaa
Ilmaha dacasaa u soo gadaa
Lix dollar ku soo daree
Cawaan dooraa noo dubaa