VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qofta cadiin waaye mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Qofta cadiin waaye

Yareey call ka yareey – yareey

Anigoo ku rabo Markaad adiga iyastay
oo aad yur itiri
yareyy kaalay yaad is mooday
mid kalaa ku heesataba maanta
xeebta liido la joogo
Qofta xalwo waaye

Timahdeed malaas malaas
Dhankasta timir waaye
Sida Hani uk kubka beelo waaye

hee kururs waaye qoobka kurus waaye
Qofta cadiin waaye caanahay ka cadahay
Macaanee ina keen masraxaa aan kornee
Murugtada naga dhaaf ha ismartiyeenee

Musikada raac namaaweeli
Midig iyo bidix noo rux
Moxaga isaar sintana noo rux
Sidaan rabo baby ii dheh

markaan camal maa la imaaday
Fiiri irada naga fiiiri
Shalay mee ku tiri iisdheeg
Sharma boy wiil xun waaye

Timahdeed malaas malaas
Dhankasta timir waaye
Sida Hani uk kubka beelo waaye

hee kururs waaye qoobka kurus waaye
Qofta cadiin waaye caanahay ka cadahay
Macaanee ina keen masraxaa aan kornee
Murugtada naga dhaaf ha ismartiyeenee


codkii Sharma boy