VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raganimo - Lyrics

Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Aroos laga ruxo waan dhigaa Dushaadana dahab waan raraa Muqdishaan ku dajinaa Boqortooyaan kaa doonanaa Aroos lagu ruxo waan dhigaa Qoortaadaa dahab raraa Qolkaagaan qurxinaa Qeyrkaabaan ku dhaafinaa Ma baamiyaa bocoro katiito Bataati buskud Ma baamiyaa bocoro katiito Bataati buskud Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Gabadhan waa dhawrsan Waa dheeman Waxa loo dhigo la waa Dhexda yar ee dhuuban Gabadhan waa dhawrsan Waa dheeman Waxa loo dhigo la waa Dhexda yar ee dhuuban Gurigoodaan ku dhuumanaa Aqalkoodaan ku soo dhaxaa Dhexdeedaan ku dhegdhegaa Dhabankeedaan dhudhunkanaa Gurigoodaan ku dhuumanaa Aqalkoodaan ku soo dhaxaa Dhexdeedaan ku dhegdhegaa Dhabankeedaan dhudhunkanaa Aabaheedaa ka doonanaa Nabad doonkaa ku dalbanaa Hooyadeedaa u hooyanaa Gudoomiyaha degmadaa wacaa Hello hello Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Waxay rabtaa u rooraa Waa ugu roonaanaa Raganimaa samaynaa Riyadeedaa u rumeenaa Kuu kuu lamina Lamina tubarika Sida uu na barayaa Sideedaa muuniya Kisiya baxaya woo Kuu kuu lamina Lamina tubarika Sida uu na barayaa Sideedaa muuniya Kisiya See rabtaa abaayo see rabtaa
Queue is empty
-- / --