VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saamiya - Lyrics

Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Hadalkeeda sax waa sax Qofta saxan waa saamiya Mana laha suuro suuro Mana wareegto suuqa Mana laha suuro suuro Mana wareegto suuqa Soortey karisaa macaan Martida ku soodhaa samaan Seeg seeg iyadaan aqoon Qofta saxan waa saamiya Soortey karisaa macaan Martida ku soodhaa samaan Seeg seeg qof aan aqoon Qofta kaliya saxan saamiya Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Sumcad badan samaan badan Gabar wada simanoo samir badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Somali queen gabadhu waaba liin Ma aha damiin waxay baratay diin Mana laha iin inantu waa kiniin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Somali queen gabadhu waaba liin Ma aha damiin waxay baratay diin Mana laha iin inantu waa kiniin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Somali queen gabadhu waaba liin Ma aha damiin waxay baratay diin Mana laha iin inantu waa kiniin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Somali queen gabadhu waaba liin Ma aha damiin waxay baratay diin Mana laha iin inantu waa kiniin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Xaasid namiim alaha ka dhowro Eebe aamiin Laba isa soocdey Jacaylakana ka siman Laba kala sikanoon Kala samrayn Laba isu midoo Laabta isu sida Saamiya taajir iyo Sayigeeda maxamed Laban kala samrayn Laba kala sikanoon Kala samrayn Laba isu midoo Laabta isu sida Saamiya taajir iyo Sayigeeda maxamed Laban kala samrayn Laba kala samrayn Sumcad badan samir badan Qof wada simanoo samaan badan Sumcad badan samir badan Gabar wada simanoo samaan badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Saamiya taajir iyo sayigeeda Maxamed reer nasiib badan Suldaanka qaba Inay xanaaqdo sikin Sayigeeda umaba quuro silic No saqajaan amaba kala jaan Wiilka jire waxay heshay jaamici Umaba jabo cadaw umana joojiyo Umana jabo cadaw umana joojiyo
Queue is empty
-- / --