samiiro markaan kugu arko jiiro qalbigaa igariiro waxad igalisaa qiiro ilove you samiiro x2

subag sixin saafi dumar qalbiga adaa saray laabta suran sahwiga igu riday samiiro sosoco samiiro samiiro soo dhawow samiiro samiiro x2

samaan kaliya noo xumaan
xabiibti xubiga igalay waa xanuun xaqiiqdii igu dheh xayaati yaan xanaaqinee ii noqo xaas wacan x2

soomaalinimo dhaqanka saxan sinjiga gobanimo suuradeeda qofta waaba hibo ila simo sikin sikin Bbe iila soco samiiro saacad waliba samiiro kaama samri karo samiiro i love you samiira x2

sidaad jeceshahaan sameenaa niyadaadaan sifeenaa sabab la'aan waan dhameenaa maahir anaa seexinaa wixiis rabaan u suubinaa x2

samiiro markaan kugu arko jiiro qalbigaa igariiro waxad igalisaa qiiro ilove you samiiro x2

Exit mobile version