VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Samiiro Lyrics

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Subag saxiin saafi dumar
Qalbiga adigaa saray
Laabta sudhan
Saawiga igu riday
Samiiro soo soco samiiro
Soo dhawoow samiiro
Samiiro soo soco samiiro
Soo dhawoow samiiro

Subag saxiin saafi dumar
Qalbiga adigaa saray
Laabta sudhan
Saawiga igu riday
Samiiro soo soco samiiro
Soo dhawoow samiiro
Samiiro soo soco samiiro
Soo dhawoow samiiro

Samaan kaliya oo
Xumaan xabiibti
Xubiga i galay
Waa xanuun xaqiiqdii
Igu dhacay adii
Yaan xanaaqinee
Ii noqo xaas wacan

Samaan kaliya oo
Xumaan xabiibti
Xubiga i galay
Waa xanuun xaqiiqdii
Igu dhacay adii
Yaan xanaaqinee
Ii noqo xaas wacan

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Soomaalinimo dhaqanka saxan
Sinjiga gobonimo
Suuradeeda qofta waaba hibo
Ila simo sikin sikin baby iila soco
Samiiro saacad waliba samiiro
Kaama samri karo samiiro
I love you samiiro

Soomaalinimo dhaqanka saxan
Sinjiga gobonimo
Suuradeeda qofta waaba hibo
Ila simo sikin sikin baby iila soco
Samiiro saacad waliba samiiro
Kaama samri karo samiiro
I love you samiiro

Sidaa jeceshahaan sameena
Niyadaadaan sifeenaa
Sabab la,aan waan dhameenaa
Maahir anaa seexinaa
Wixiis rabaan u soo diraa

Sidaa jeceshahaan sameena
Niyadaadaan sifeenaa
Sabab la,aan waan dhameenaa
Maahir anaa seexinaa
Wixiis rabaan u soo diraa

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Samiiro markaan
Kugu arko jiiro
Qalbigaa i gariiro
Waxaad i galisaa qiiro
I love you samiiro

Dumaashi i hab sii


Lyrics by: ismael
loading..
-- / --