VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sharciga bara - Lyrics

Waxan joogaa cirka Waxad socotaa dhulka Yuuku qaadin hirka Kuuma furna shirkaa X2 Sharciga bara wuusoo Dhaafay alamtara safka Mara feel saara wixii soo Raaca dab saara gaal iyo Muslim kala saara ixam Baara nalka raaxada iidaara Yaa igaadha waryaada X2 Kordhiya dheesha meeday Amiisha aaway aliishaa Indha baliishaa atariisha Noo shida shiishaa X2 Badrooni maan sooni Kalsooni waxan ka ahay Gooni x2 I am abwaan kaliya ma Ihi fanaan laandheere Dagay banaan afrikaan Noo cadaan kan badali Rabo kaynaan cawaan Calaan hadalkaygu waa Cadaan x2 Waad iswaalaysaa max-- Aad iga badalaysaa gushu Yay dhibaysaa way iigu Baxaysaa ma'anaad igar-- Anaysaa horta yaad Imodaysaa waryaa X2 Markaan kasoo baxay Muqdisho dadbaa yiri Waa mucjiso anigaa La'imid hindiso taariikh Daa qortay qiso x2 Caasi adaa bilaabay Daan daansi hada iyo Kow hamaansi dadbaa Ugu jirtaa xabsi waxa Kuu dheer cuqdad nafsi Waryaa qaraab iska Sharaab iidaar raab Ama dheh iigaraab Waxan kugu xirayaa Handaraab x2 Haloow been low iska Ilow hada anigaa imide Wiilow maraxow maanta Hakaa saarto walalow Waji koompo waxad ku Heestaa foor teenbo Raapka adoo kale maa Kaheeso isku day ba ba Cilmiga baro xerta bodhari Wiil kale yaasiin halyey Iskabari cimraan laakaa Iska bari ayagaa kugu Riday tabardari x2 Sharciga bara wuusoo Dhaafay alamtara safka Mara feel saara wixii soo Raaca dab saara gaal iyo Muslim kala saara ixam Baara nalka raaxada iidaara Yaa igaadha waryaada X2
Queue is empty
-- / --