midkaan dhex imaan jabuuti midkaan dhulka ciideeda hurdo dhicin midkaan dhaqan kooda baran daaraha dhaadheer midkaan dhex marin dhashii boqortooyada midkaan la dhixin yuunan dhihin waxan ahay dhalad x2

ayaamo hadaad dhex joogto jabuuti hadaad udhoofto adoo ladhacaa dad keeda shahaado udhiibi laheed x2

afrika cashar bay udhigeen udhigeen udhigeen africa cashar bay udhigeen calan kooday usoo dhidideen nabadana dhiigooday ushubeen way isugu dhan tahay reer jabuuti x2

midkaan ku dhalan carta cali sabiix kaan caano ku dhamin midkaan soo dhugan bal bala yuunan isaga kiin dhigin balo orda kudhaha dhulka soobaro x2

waad dhaqaaqdee sii dheeree cidna ha udhicin wixi dhiman dhamee aabo ismaaciilow ka dhabee hankiyo hadafkaaga dheer x2

Exit mobile version