Waaka dhaca marka cabo jawigayga maca
Raaxadaan ma laygu nacaa ani laygu naca 2×
Sas waaye waxan u cabo mar walbo
Couse ani dadkan ma dhex galo
Bogiyo beerka i balbaloo
Intaa wan izku daldalayayaa
2x

Exit mobile version