VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sory - Lyrics

Sorry am sorry Sidaan kuugalay Babe am sorry Sorry am sorry Saaka wixii dhacay Bayb am sorry X2 Sidaan aniga rabo Ii suubi sadrigiyo Laabta iseexi X2 Samaan kaliya no Xumaan xabibti Xubiga igalay waa Xanuun xaqiiqdii Igu dhacay xayaati Yaan xanaaqine Ii noqo xaas wacan X2 Sorry am sorry Sidaan kuugalay Babe am sorry Sorry am sorry Saaka wixii dhacay Bayb am sorry X2 Waabari beerta Nabada ku bartay Beelo beelo waa Beelo X2 U banee aan bariyo Balamiyo bilantaas Lambar keda iiBaas X2 Waan ubognay bood Bood keedee baaga Saaran baashaal Keedee X2 Sorry am sorry Sidaan kuugalay Babe am sorry Sorry am sorry Saaka wixii dhacay Bayb am sorry X2 Soobo waxaan ku Gaynayaa siinaay Sanca ilaa suuqa Xoolaha ciyaal Suuq bacaad soo Baxa iigu imaada Suuqa wayn Ciyaal waabari soo Kaca balanteenu Waa baashaal bood Bood baashal bashal Bood bood
Queue is empty
-- / --