VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sucaad - Lyrics

sucaad sagal dhalad sabiibey subaxda kulaniyo saalaanteen saldhiiga baarshiyo sideeni sibaan baryaba u saaqna markana saakana sidaanahay hablo kulama simo sidii hore sadriga laabtuna samaan badaney adaa lagu sudhay si daacada sibaan ugu bogsokaagii anigu seexan waayay habeenkii sababtu maan garan siday tahay kolay sahal maaha sidaan qabo sucaad subagiyo saaxiiney saqdhexe laylkii kugu salalay suurada qurixiyo sadkaaguna hablaha kama sina sibaa tahay saacad saacad sidaan ahay niyada kama saar sawirkuye seedaha jidhkuna samaan badaney adaa ugu siqi si daacada
Queue is empty
-- / --