VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa sax - Lyrics

Waa sax qalbigaad Sidataa sax sax sax Waa sax wadnahad Suran tahay waa sax Sinaba kaagama Hari karo waa sax Sax iyo qalad waan Ku jeclahay sax sax X2 Waa sax ax anigaba Ah kax aa markaan Ku arkay wax waxan Noqday wax kale X2 Waa sax markaan Ku arkaan noqdaan Fax fax inaan ku Shumiyaan rabaa Shax shax cadow Geena nolosheena Kanax naga dhax Bax X2 Waa sax qalbigaad Sidataa sax sax sax Waa sax wadnahad Suran tahay waa sax Sinaba kaagama Hari karo waa sax Sax iyo qalad waan Ku jeclahay sax sax X2 Saldhigaan jacelkeni Sax ka dhigay kalsoni Wuu isaaciday calaf X2 Waa sax qalbigaad Sidataa sax sax sax Waa sax wadnahad Suran tahay waa sax Sinaba kaagama Hari karo waa sax Sax iyo qalad waan Ku jeclahay sax sax X2
Queue is empty
-- / --