VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxaan ahay soomaali mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Waxaan ahay soomaali

am somali somali wan kaa wali
luqadaydu waa qaali noo khiyaali dad kaygu waa raali
aa waadna daaali intaad iraadinayso is ilaali

wuxu wada boon ku yeeri hoon biib waxan ku raaxay sanayaa doon idoon doon kadibna oon aniguu ila dhashay makarafon waad iga bad baadi bisha soon bikoos waxan ahay adoon adoon ilaahay war yaa wixii hore daadi iikaadi bax soo raadi
bari soo raadi raap isku aadi kadib isoo raadi boolo ninkii keenay guur waa masuul somali waxay iitaagen suul sidaa darteed waxan lamid ahay luul masexdo dhul waryaa hoy jikada gal iiso
ii soo kari fuul mise waxad wax ku fahantaa ul ul
wiil yariis cagtuu mariyaa kuli wariif am cariif waxad nagu baratay naxariis hanoo malenina warya raqiis macalin sharma aniga ayaa ah garabkiis

tacliin lambar wan waxan galay maalin wax walboo jira anaa xalin macalimow yaan lagu daalin
bax tag war xaga iga mar ani mar mar kama helo war ha igalin gar hada iga har wilyahow yar anaa leh xamar iska samir waxad latimid waa eber bax tag xaga iga mar war ani mar mar kama helo war ha igalin gar hada iga har wilyahow yar anaa leh xamar iska samir waxad latimid waa eber ku qosol hhhh ugu celi maxaba uharay

an somali somali wan kaa wali
luqadaydu waa qaali noo khiyaali dad kaygu waa raali
aa waadna daaali intaad iraadinayso is ilaali
lugta waa xanun maku jira dadka maa been udaraa cawa cashada madigiraa hooo maaku jiraa maya sxb ani waa fikiraa raab culusaa ridaa raga libin tooda waa loo qiraa hadalkana sooxira xir hoyoy maa kujiraa maya sxb ani waa fikiraa wuu ikasaa wa ikasaa xamar wakasa waxaasaa raab kiisana manoo caasaa ninku ma dhasaa besaa anilee maaheesaa besaa hada manusaa besaa masaasaa ma idiin jaasaa somali macan man ahay khaasa masaasaa kuwa kale amena jasa fakin wa quusa waaba kuusa hada maku tusaa ciyaal maama
miiska iga sikee hada isii koob kafee hadii kale magacaga gafee sidii lafay ha is dhihin ninkaan waa gafee carafay qoftayda sharafay adi haday ku aragto sharifee inaan hun guriyeyo maa igu kalifee waryaa
shafay xabadka balaaran maa kusiray qolofay afka balaran maku siray afay daad is my aygay waa qasab inay ku heesan eraygii

an somali somali wan kaa wali
luqadaydu waa qaali noo khiyaali dad kaygu waa raali
aa waadna daaali intaad iraadinayso is ilaali

codkii Sharma boy