VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amal - Lyrics

sidaa tahay heego rooble hir doogliyo ubax dilaacay hawdkoo dhirtu wada magooshay haraha biyo ay dhex jiifan adaa amal ii hilaacee bal kaw dheh hankayga adaa dhex saaqee bal laba dheh hoheey caashaqaan guudhaynin halbawlha adaa ku beeray anoo hadalkiisa daayay jacaylba ka hawl yaraystay hantaaqada igu furee sideen kuu heli karaa hoygigyo gurigaad ku nooshaa habdhaqan kugu baraarshay hooyadii ku dhashaa haboonayd haybada aabaad ka raacday gobaa ku hareero joogtee bal kaw dheh hidaha isir fiican yeeshaye bal laba dheh filkeed dumar ugu horaysiyo waxaa tahay hoodaleey ugub anoo hadalkiisa daayay jacaylba ka hawl yaraystay hantaaqada igu furee sideen kuu heli karaa
Queue is empty
-- / --