VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha qoraxay - Lyrics

markaan quruxiyo xishood dhamaan qiimeeyay dumar waxaan u qushuucayoo mudnanta u qiray anigu hablaha qoraxay ku nool dhamaan waa quraysh hidaha qumaati loogu soo korshoo qayrkood waxay dheer yihiin dadnimo qaaliyoo asturan markaan qabridahre tagay qalbiga farax baan gashoo qudhaydu waxay itidhi hablahan qalanjooyinka iyo bulshada qoraxay la joog qorax duhur taaganiyo runtaba lama qarin karee qoraxay waxa la hubaa qormada suugaanta iyo inay meel qaniya tahay qoraxay waxay caan ku tahay barbaar qaranimada iyo qooraha xisbigeena jecel dadkeeduna waa hal qudha markaan qabridahre tagay qalbiga farax baan gashoo qudhaydu waxay itidhi hablahan qalanjooyinka iyo bulshada qoraxay la joog
Queue is empty
-- / --