VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sihaam - Lyrics

si baan ahay la,aantaa sihaameey saqda dhexe habeenkii sihaamey miyaan seexan karaya sihaameey inanyahay jacaylkaad aniga igu beertay bogaygu dhex dagay laabtaydu dhex saaqay miyaad iga baanan miyaad iga bogsiin anigu waan ku dhaarta dhulkayga waan ku dhaartaa anigu waan ku faana dhaantada waan ku faana a kaalay dheele dheela dirgax iyo shafkax dheela caano ka dhan dheela si baan ahay la,aantaa sihaameey saqda dhexe habeenki sihaameey miyaan seexan karayaa sihaameey anigu waan ku dhashay jigjiga waan ku dhashay anigu waan ku dhaataa dds waan ku dhaataa anigu waan ku faanaa ssd waan ku faanaa anigu waan ku dhaataa jigjiga waan ku dhaata anigu waan ku dhaarta dhulkayga waan ku dhaartaa anigu waan ku faana dhaantada waan ku faanaa aa kaalay dheeela dheela dirgax iyoo shafkax a kaalay dheela dheela caano ka dhan dheela
Queue is empty
-- / --