Inta habar maajiyo Herkabaa ku dhacoo Handhisay ka gashoo 2× Hardabay ka kacdoo Hilibay karisoo Hungurigaa ka gubtoo 2× Alla maaga Rasuul maaga 2×