Heesta Fadxiya - Lyrics
may miray jacaylo
kalkacayl aan maxsaday
sida malabki docaan
faraha aan ka muudsado
adiguna macaaney farxiyay
meel kastaba aan joogne
qalbigayga muhashiyo
muxibaad ku beertaa
Mahiigan ka roobo
inta uu saqdhaxe miray
Gun yihi Hargaysa
Misaana ugu da aay
Dhirta oo magoshiyo
Intay bixisay mirihii
Milicdina haysoo
Midab kagu waa luuul
Mariin dhalaliyao
Waxad tahay mas ciided
Aan amaan kugu mise
Mankayga deqadaye
Macaney farxiyay
aan ku mushaxe
Marwado haweenkay
kalaman masugine
Marwadi haweenkay
Kalaman masugine
marwadi haweenkay farxiyay
Lyrics by Cäli X??d