VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha iga jeesan - Lyrics

tufaax geed jan jeedha ku yaaliyo jowha burta sideeda x2 jamaalka qurxoon jaliil uu ku manaystay niyaday iiga jirtaa x2 waa jacaylkaga dartii waxan jiifka habeen la jiniinicayayoo kaama joogi karee hayga jeedsan adaan jawaab kaa sugayaa x2 sagal ay cad ceeda dul joogtiyo jeeganta sideeda x2 jaaheeda udgoon isoo jiidanayiyo niyaday iiga jirtaa x2 waa jacaylkaga dartii waxan jiifka habeen la jiniinicayayoo kaama joogi karee x2 hayga jeedsan adaan jawaab kaa sugayaa x2
Queue is empty
-- / --