Heesta Jacaylow - Lyrics
lugtaan jeeniga lasocon
layiri way kala jab taayo
jacaylkuna waa sidaa x2
naftaad ujartoo jiraban
sidii bay ujeelan tahayo
aday kugu jiirataa x2
jihaad baan kula jiraayo
jaraan kuhayaa xaskula
jac bay ila magan tahay
x2
jahada aad iga jirtiyo
jidkay soo haysataa
jacelow bari galbeed xageebaad iga jirtaa
x2
naftani wali jaaha hore
sidii bay ugu jirtaayoo
aday kugu jiirataa x2
naftaad ujartoo jiraban
sidii bay ujeelan tahayo
aday kugu jiirataa x2
jihaad baan kula jiraayo
jaraan kuhayaa xaskula
jac bay ila magan tahay
x2
jahada aad iga jirtiyo
jidkay soo haysataa
jacelow bari galbeed xageebaad iga jirtaa
x2