VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wada noolaada nabad ku waara - Lyrics

Wehel iyo Walaal Guri Wadar ahoo
Wiilal iyo Gabdho leh
Waayaha Aduun Werwerli'i kumara,
kumara Walaal.

Waynaha waxaad waydiisataan hakawaayinina,
Wada Nolaadoo Nabad kuwaara.

Annaga watiin Doco waafiyaan idin wadnee
Aayaha waxyiga yaan idin wadnee weenaha idinka yeel

Waynaha waxaad waydiisataan hakawaayinina,
Wada Nolaadoo Nabad kuwaara.

Queue is empty
-- / --