VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta neecaw - Lyrics

niyad lagu tuntiyo naf kun jeer iyada nabsi laga galaay waad naawishee naxariis ALLIYO nasrigiibaa yimid ku dakee nimcadaa nalka kuu baxay iyo neecawda timid naxligii ku dhaaf nacabkiyo dadkii nabarada xun iyo naanays ku baday nolol waarta iyo nabad iyo jacayl niyad sami ku dhaaf ku dakee nimcada nalka kuu baxay iyo neecawda timid naxligii ku dhaaf
Queue is empty
-- / --