VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fadumooy jaceylkanii - Lyrics

Fadumooy jaceylkanii waa fiid baxayoo kufidaya feeraha Sida ruux la falay ban fiidkii habenimo kaligay faqayaa Waa kaan igu fogaadee oo fiyoobideydiii kama foga agtaade Waa anago farashiyo farxad aan wadaagnoo Faysal ii xanbartoo farax daadaheysaa Fadumooy jaceylkani waa mid iga facweynoo fala dheer u bahanee Dadka faraha maran iyo faqrigoo u jecel yahay iga furo dhibatada Farxadii jaceylka oo fiyoobideydiii kama foga agtaade Waa anago farashiyo farxad aan wadaagnoo Faysal ii xanbartoo farax daadaheysaa
Queue is empty
-- / --