VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kool Kooli Waligaa - Lyrics

Kulankeena qayrka leh Kaftanka iyo sheekada Ha Jacaylkayna korsaday Kabci kordhi Kool kooli waligaa Kor kasaaro ugu hees Kadaa baa kadaabaa Allahayow Shimaali.. Sidaa kaaha waaberi Kaftan la isku nuurshee Haa Isu keenay calafkoo Kurba karkari Kabo caashaq leeyehe Kor kasaaro ugu hees Kadaabaa kadaabaa Allahayow Uhaashada Lamaanaha Kolba arag daymada Haa Indhahay isku koriyee Wayway Indhahay isku koriyee Kasha ku kab caashaqaaana keedsada Kor kasaaro ugu hees Kadaabaa kadaabaa Allahayow
Queue is empty
-- / --