VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaranimo - Lyrics

midnimadii somaaliyo waa loo noqdee ana gartee wanaagba loo naadiyee aan ku naxnee neecawda masoo noqsanaa nugulka koriyaha niyada u dhisaha nasiibka dhulkeenow halaale ha ha nacas mooye nin ragi nabad kama tage qaranimo ninkii neceb yaan loo nuglaan lab laba naaska nuugiyo nuqul sidee nuurka da'ay naqiyo dooga lagu nastaay nafsi dawladnimo nasri kama horayn nacaska ifiyaha nadiifa xidhaha nasiibka dhulkeenow halala ha ha nacas mooye nin ragi nabad kama tage qaranimo ninkii neceb yaan loo nuglaan
Queue is empty
-- / --