VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safiyo - Lyrics

Sow sow sow kuman sexano sow sagal aroor da'ayee kuumaan sir bixinoo safiyooy, safiyooy seylkii fasiranyaa suuradada oo kale hablo lama simaayoo suniyahada siman baa habeenkii sawiranyaa seexan waayee safiyooy adigaan adigaan ku sugayaa. Sida qaansa roobaa rabbi kuu sameeyoo seedihii jirkeygaa sarar aad u talisaa anna waad i sidataa goormaan is aragnaa safiyaay seeg seeg ha noqon samir ii lahaaw hablaha saaxibadaada qurux waad u sidataa ogsoonoow. suleeqoo kalaan kugu sawiray kugu sifeey simaneey safiyaay Sow soow sucdidii nafteydaay samihii jaceylkaay sadrigii hablahaay safiyooy seyl kugu fasirayaa seeftii jaceylka sambabada dulsaartoo saacadaan is aragnaa silciyaa nafteydee soortaan ka soomee safiyaay adigaan adigaan ku sugayaa. sida ruux sarqaanaan selalaa habeenkii siq dhabaa nafteydoo samir aan iraahdaa adna waad i sidatay goormaan is aragaa safiyaaay. seeg seeg ha noqon samir ii lawaah hablaha saxibadanaa qurux waad u sidataa suleeqoo kalaan kugu sawiray kugu sifeeyay simaneeey!!! waxii qalad ah waa laga sixi karaa (Ahmed Aden Norway)
Queue is empty
-- / --