Sida laba walaala’ah
Inaan naqono waa libin
Sida Layla iya Qeys
Inaan noqono laabqura

2X-Ana lahasho owgaa
Malado hurdadaa baas
Lixda saac habeennimaa
Li la loow laygu heesaa

2X-Hadaad adigu ladan tahay
Inaan liito ma ogtahay

Misa waaba lumayoo
Lurka waa igu kaligeey

2X- Sida leeydha iyo roob
Inaan noqono waa libin

2X Sida lug iyo qorof colaad
Inaan noqono lama huraan

2X Anna labalabo iyo ciil
Ma ladoo hurdada baas
Lixda saac habeenkii
Li la loow laygu heesaa

Hadaan adigu ladan tahay
Inaan liito ma ogtahay

2X-Mise waaba lumayoo
Lurku waaba igu kaligeey

2X-Sida looxa iyo diiin
Inaan noqono waa libin

Sida leedhka dhacay qorii
Inaan noqono lama huraan

2X-Aniganaa libaaxii
Jaceyl kaa ilagdadayoo

Mise waaba lumayoo
Lixda saac habeenkii

Lyrics by Saida Arabei

Exit mobile version