VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaad tahay bil dhalatiyo - Lyrics

waxad tahay bil dhalatiyo cadceed soo baxaysoo biligtii hilaacdooo bildhaantaada weeyaan in jaceylka beernee bidixdiyo waxaan nahay ileen weysku ooyaan hadey midii goodee ha burburinin wacadkoo haka baqan dhaqankaygoo gurigaan laculusee ha baylihin kalgacalkee waxad iila bilic tahay beeraha wajaaloo intuu barqadii helay togagii burqanayaan bojogtii mugaadhee bilicdooda yaabka leh ka heysana barwaaqaa ha burburin wacadkoo haka baqan dhaqan kaygoo gurigaaga culusee ha baylihin kalgacalkee
Queue is empty
-- / --