Heesta Baahida - Lyrics
Sidaan ahay barwaqiyo
Dhuluu baadku yaaliyo
Beelo ay higsanayaan
X2
Sowtii bulshadaa iyo
Ijeclayd barbaartuba
X2
Ma markan bukooday
Ibariidin waayeen x2
Allaa cudur bogsiiyee
Baahida dadkaagaa
Ileen waad ku barataa
X2
Kolkii aanbad qabijiray
Een bilil ahaan jiray ruux
Bilic leh iyo sharaf
X2
Sowtii baalahay gaba
Dadku uu kabadan jiray
X2
Markii waayo la'ibaday
Miyaa la'iga baydaday
Allaa cudur bogsiiyee
Baahida dadkaagaa
Ileen waad ku barataa
X2
Maxan booday leexada
Maxaan baarka sare
Tagay oon bari samaad
Maray x2
Qosolkii badnaa iyo
Mala waayay baaqii
X2
Baryo kuwaan usama
Falay maanta ma iga
Baydheen x2
Allaa cudur bogsiiyee
Baahida dadkaagaa
Ileen waad ku barataa
X2