Heesta Calaf - Lyrics
Ciradiyo jacaylkii kala
Caaganaan jiray anaa
Caawa labadabaa la
Cawaysimaayee x2
Waxaad cidhib kulee--
Dahay lacawaysimay--
Saa halka laga ciyaar--
Ee x2
Walee ciid sidayduu
Calaf iyo wad mooye
Cid kalaba ma caash--
Aqoo x2
Carabkiyo indhaha iyo
Calooshaad dhex mir--
Atoo cadow aad ku
Noqotoo howlo aad
Ku curisee x2
Kalgacaylka ciidan cus
Leeyoo dhankaga cidna
Yaanu ceebayn x2
Walee ciid sidayduu
Calaf iyo wad mooye
Cid kalaba ma caash--
Aqoo x2