VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Cusoob Lyrics

Waxaa i daashaday
Jacayl dunbaa wiil
Iigu xiran dadkoo
Wada seexday baan
Anigu dibada meeraya
X2

Inaan dibin daabyo
Qabo dushayday ka
Muuqataa x2

Dareen kiisaan ogoo
Isagu ima diidanee
Sidayduu dubaaxiyaa
X2

Allow sahal dagaal–
Kiyo waalidka cashaqa
Udaran x2

Waxaaan ahay duur
Galeen dhuluu baraf
Daatayoo dabayluhu
Foodhyayaan anigu
Dalan baabiyaa x2

Inaan dacartiisa dh–
Amay dushayday ka
Muuqataa x2

Dareen kiisaan ogoo
Isagu ima diidanee
Sidayduu dubaaxiyaa
X2

Allow sahal dagaal–
Kiyo waalidka cashaqa
Udaran x2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --