Heesta Dheerida - Lyrics
Adimada dhaqaaqiyo
Dhuuxiyo lafaha sow
Jacayl iguma dheeraan
X2
Dhibtaan aawadaa qabo
Sow dhaawac halisoo
Dhanka bidix kuyaaloo
Igu dheelay maad garan
X2
Alla dheeridaayey dhulka
Maad ku noolayd madha-
Dhaabo culus baa inakala
Dhex yaaloo soo dhaafi
La'dahayeey x2
Waxa dhiiga igashubay
Dhalan rogay jirkaygii
Garo waan la dhaadha-
Cay x2
Maqalkiyo dhagaysigaa
Adoon dhagaha udhigan
Nin baad tahaye dhuuxoo
Dhambaalada hore uqabo
X2
Alla dheeridaayey dhulka
Maad ku noolayd madha-
Dhaabo culus baa inakala
Dhex yaaloo soo dhaafi
La'dahayeey x2