VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheg xumo - Lyrics

Dhedig lama colaad Shee kuwa idin dhal- Aan nahay kolna idiin Dhaxaan nehee x2 Adigoon idheerayn Bal xasuuso dhabar Kiyo x2 Dhabtii hooyadayoo Waxan ahay dhigediyo Halkii aad ka dhalaten X2 Waa udheg xumoo Laboodkee yaanan Dhiman adoo moog X2 Hadaad tahay nin dh-- Aayo leh rag baa loo Dhameestaa lama Dhibo haween kee X2 Hadaad dhegaha iga Xiran waa dhagar hag-- Oogane x2 Waxaan kadhiganahay Walaashaa dhabaadoo Gayaan keedii dhaafee X2 Waa udheg xumoo Laboodkee yaanan Dhiman adoo moog X2 Ma harsado dharartii Mana dhigo hurdada Dhaban dantaydana Ma dhowreee x2 Dhibtuu caashaq Leeyahay hadaad Mooday dheel dh-- Eel x2 Cilmi kaa dhintuu Dhigay ama qays Udhalan rogay sh-- Eekada ka dheregte X2 Waa udheg xumoo Laboodkee yaanan Dhiman adoo moog X2
Queue is empty
-- / --