VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magac - Lyrics

Jacaylkaygu waa Magac waa midab Baxaayoo boqolkuu Ku mayracay x2 Mowlaha ilaaah iyo Nabi muxamad baa Adaa iga masuulee Waa magane ii hay Murti weeye iisoor Waa magace iidhor X2 Jacaylkaygu waa Magac waa mayay Da'aayoo mashaa Allahuyee helayay X2 Mowlaha ilaaah iyo Nabi muxamad baa Adaa iga masuulee Waa magane ii hay Murti weeye iisoor Waa magace iidhor X2
Queue is empty
-- / --