VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiyamaha - Lyrics

Bal qofyahaw jacayl Baa igukaa qas baayo Waad i quudh sanaysa Qayrkaa ma waayine X2 Qosol baabay kula Tahay qamuunyada Naftaydiyo qadh qadh- Yada jir kaygaba dibnaha U qaniinaa x2 Hadaan go'o qiyaamaha Adaaa laguu qabsanayaa X2 Igadaa qunbacashada Qoontaad iyeeshaa Dadka kala qaloodaa X2 Ima qabato caynkani Qaxar iyo lugooyee Qodhaa iyo xeradaa Anba kuuma quudhee X2 Asalkaba dhibaatada Ma ila qayb sanaysaa Ileen waysu qalanaa Layma qorin agtaade X2 Hadaan go'o qiyaamaha Adaaa laguu qabsanayaa X2 Igadaa qunbacashada Qoontaad iyeeshaa Dadka kala qaloodaan X2
Queue is empty
-- / --