VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shacni - Lyrics

Sheex iyo xishood Baa jacayl igu shak- Aaloo waan shaama Reeree talo kuuma Sheegine x2 shashafada naftay- Diyo shifadaydi baad Tahee x2 Adna sharafsanide Ha isharaysaninee Shimbir kayga noqo X2 Shacni iyo wanaag Sharaf badanidaaa Ma sheekaysanaaa X2 Lalabaha ishidaya Ishu'aysanaayoo Intuu igu shaxduray Buu wadnahayga Sheemaa x2 Maal mihii shil iyo Nacab maan kaa Shishayninee x2 Ala sharafsanidee Ha isharaysaninee Shimbir kayga noqo X2 Shacni iyo wanaag Sharaf badanidaaa Ma sheekaysanaaa X2
Queue is empty
-- / --