VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Tuse Lyrics

Hadii eebe igusimo
Amaan iilka la idhigin
Raga aynigaaga ah
Tusoow adaan kaa
Abaaroo uurka kugu
Hayaa x2

Sida ubaxa ama roob
Arooryaad dadka oo
Oon iyo haraad qaba
Indhahayga deeqdee
Sideen kugu iloobaa
X2

Dayaxoo iftiimiyo
Ilayskii cad ceedow
Mid kaloon arkoodaa
Tusoow indhahayga
Deeqaan kuma arag
Aduunkee x2

Sida ubaxa ama roob
Arooryaad dadka oo
Oon iyo haraad qaba
Indhahayga deeqdee
Sideen kugu iloobaa
X2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --