VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umada - Lyrics

Show laydh cashaqa show laabta kuhayee Lulumaha sidisii show Laydha raacee Adaa lumaye eegmada Show libin dan moodee Ladi waa haldhaaguba Intuu laac u muuqdee Ana laanta ubaxa adan Kuu lulayaa Show looli dheer baa Show lahasho doonee Caashaqa lurkiisii show Maan lixaad gabin Adaa lumaye eegmada Show libin dan moodee Ladi waa haldhaaguba Intuu laac u muuqdee Ana laanta ubaxa adan Kuu lulayaa
Queue is empty
-- / --