VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xoolo - Lyrics

Cirka markii xayaab laga Waayo dhulku xubi engaga' Ee dharab xididka qooyiyo Xaqiis la'arki waayana X2 Xoxomadu madhaamee Abaar xaalufiya xoolaha Dhamaysana gabar lama Xumeeyee x2 Xishoodka haka tagin Aabe xaragada kudhimo Hooyo intaad ani ixoor Taan xoolo ha igaraacina X2 Cirka markii xayaab laga Waayo dadku xagashu Liicdee ragu uu xarago Gabee la xabaalo geesiga X2 Geelu xerada diidee xamil Qaadi waayee adhi laxerin Waayana gabadh lama Xumèeyee x2 Xishoodka haka tagin Aabe xaragada kudhimo Hooyo intaad ani ixoor Taan xoolo ha igaraacina X2
Queue is empty
-- / --